berberatoday.com
Beesha Abokor Ciise Iyo Musharixiintoodii Oo Iskaga Baxay Xisbiga Kulmiye, Kana Hilaacay Wadani”Daawo Muuqal
February 1, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Beesha Abokor ciise ee degta gobolka saaxil ayaa gabi ahaanba iskaga tagtay xisbi xaakimka kulmiye kadib markii ay kala kulmiyeen farogalin iyo in musharixiintoodii la caqabadeeyo.

Madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha abokor ciise ayaa udigo rogtay xisbiga wadani oo ay geeyeen musharixiintii umatalayay golayaasha deegaanka iyo wakiilada saaxil.

Sidoo kale xisbiga Wadani ayaa sidiiran uqaabilay beeshan iyo musharixiintoodaba

https://youtu.be/UHCfXxsdEJI

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews