Dawlada Sucuudiga Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday In Ay Soo Galaan Muwaadiniinta 20 Dal Iyo Sababta!
February 4, 2021 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawlada Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa dalkeeda Ka Mamnuucday In Ay soo galaan Muwaadiniinta 20dal sobobta la xidhiidha fiditaanka Xanuunka Corona Virus oo kor ukacay dadka laga helay