Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Layeeshay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan!
February 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa galabta kulan magaalada hargaysa kula yeeshay wakiilka xoghayaha qaramada midoobay Uqaabilsan Somaliland iyo somaliya oo safar ku jooga hargaysa.

