berberatoday.com
“Waxaan Ka Xumahay inaan Madaxweynuhu Aqoonsan Aqalka Sare iyo inaan Anigu Somaliland Metelo..” Guddoomiye Cabdi Xaashi
February 4, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo aanu aqoonsanayn Golaha Sare awoodaha Dastuurku siiyey iyo inuu Guddoomiye ahaan metelo Somaliland oo ay Dadka reer Somaliland ee Muqdisho ku sugani doorteen.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillaahi, waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo go’aansaday inaan Golaha sare Mudanayaasha ka tirsan iyo Shirguddoonkoodu ka qaybgelin Shirkaas, isla markaana waxa uu xusay in Golaha Sare ka maqan yahay Shirka Maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay Madaxweynaha, Raysal-wasaaraha iyo Madaxda Dowlad-goboleedyada federaalka Soomaaliya iyo Maamulka gobolka Banaadir isugu tageen, si ay xal uga gaadhaan muranka hadheeyey wakhtiga doorashada, iyadoo muddada Madaxweyne Farmaajo ku dhammaanayso 8-da bishan Febraayo ee aynu ku jirno ee 2021-ka.

Haddaba, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo maanta ka hadlay arrimahaas iyo kuwo kaleba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews