berberatoday.com
Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday Alle Ha Unaxariiste
February 5, 2021 - Written by admin

Alle Ha Unaxariisto Waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland, Marxuumka ayaa muddo Xaalad Caafimaad u jiifay Cisbitaal ku yaal Dalka Turkiga.

 

Xildhibaam Marxuum bulqaas ayaa kamid ahaa mudanayaasha laga soo doorto gobolada bari ee Somaliland isagoo mudo 15sano ah kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland

Alle Ha,unaxariisto

Waxaanu ka tacsiyadaynayaa qoyskiisa guud  ahaan shacabka Somaliland iyo golaha wakiilada ee uu katirsanaa

INAA LILAAHI WA,INAA ILAHAYHI RAAJUCUUN,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews