berberatoday.com
Siyaasi Muxumed Aw Cabdi Oo Sheegay In Ay Deegaankiisu Ku Hungoobeen Doorashadii Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
February 5, 2021 - Written by Berbera Today

“Madaxwayne Muuse Biixi ,Wixii Aanu ka filaynay Deegaan-kayagu kamuu Helin” Siyaasi Muxumed Aw Cabdi

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Muxumed Aw Cabdi oo  katirsan golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo  kana mid ah siyaasiyiinta kazoo jeeda gobolka gabiley gaar ahaan deegaanka Allaybaday ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi aanay waxba uqaban deegaanka allaybaday xukuumadihii hore ay udhaameen balse nasiib daro aanay ka helin tacabkii ay galeen in uu madaxwayne noqdo.

Sidoo kale siyaasi muxumed aw cabdi ayaa dhaliilay qaabta xisbi xaakimka kulmiye usocda oo hadaan wax laga badalin uu meesha ka bixi doono

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews