Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xarunta C.I.D-da Hargeysa Ku Xidhay Wariye Cabdicasiis Bashiir Nuur Koronto
February 6, 2021 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur oo magac dheer Koronto oo Kamida warbaahinta Somaliland Qaybta Onllinka ayaa Goor dhaweyd ciidamada Booliska Somaliland Hargeysa ku xidheen Waryaha Ayaa hada Ku xidhan Xarunta C.I.D-a Ee magaalada Hargaysa ilaa Hada Ma cada Sababta loo xidhay waryaha ,
Waryaha ayaa laga soo qabtay isagoo fadhiya Hotel Guuleed ee magaalada hargaysa
Waryaha ayaa ka mida kuwa ku shaqeeya olline -ka Ama Website-yada gaar ahaan Mareegta Wararka ee Xogreebnews.com