berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Fashilka Shirkii Dhuusa-mareeb Ee Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Farmaajo
February 7, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberratoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadlay fashilka shirkii Dhuusamareeb ee u socday xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo madaxda Maamul goboleedyada.

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay goob fagaare ah ayaa sheegay in shirkii Dhuusa-mareeb uu fashilmay kadib markii lagu heshiin wayay sida loo qaybinayo kuraasta ay hellayaan xildhibbannada kasoo jeedda Somaliland.

“Waxa la leeyahay xildhibaannadii Somaliland baa lagu heshiin wayay bal horta aqliga aynu u tagnay eega Illahayban iddinku dhaarshee, aqliga aynu bariggii ku darsanay ee aynu nidhi Soomaali baa layidhahdaa, waa aqliga inaga oo halkan joogna 57 shaqo tagay leh waa xildhibaannaadii Somaliland, inagu walaal waxkale uma jeednee qaranimadeeni baynu soo ceshanaynaa, saw Jabuuti qaranimadeedi may xajisan, saw killalka shanaad tiisi muu helin, saw NFD may hellin, dee waxanu leenahay idinku is haggaajiya anagu taayadii waanu haysannaaye, colaadna uma qabno laakin waligeen dib u tagi mayno, usheega midh midhka halkaa jooga”. ayuu yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews