Dowladda Mareykanka Oo Taageertay Xukun Ay Riday Somaliland!
February 8, 2021 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay xukun Somaliland ku riday Afar qof oo kamid ah dadka ka ganacsada xayawaanka loo yaqaano Harimacadka, kuwaasi oo lasoo taagay Maxkamadda gobolka Marood-jeex.
