“Xilka Lay Magacaabay Waa Xil Qaran Oo Xisbi, Beeruhuna Waa Shaqadaydii..”Musharax Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse”Daawo Muuqal
February 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Dareen Celiyay Xil Uu manta Umagacaabay Gudoomiyyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Umagacaabay Xoghayaha Beeraha Ee xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ee Ucid kaasi Oo siyaasi Shucayb Uga Sharaxan yahay Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex.
Sidoo kale Musharax Shucayb ayaa ka hadlay musharaxnimadiisa iyo taageerada uu ka haysto bulshada ku dhaqan gobolka gabiley.