Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Laba Musharax Oo Kasoo Jeeda Jufada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xisbiga Ucid Iska Sharaxay
February 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabay labada musharax ee Kala ah Raage oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Maxamuud oo usharaxan golaha deegaanka hargaysa kana sharaxan xisbiga ucid kuwaasi oo laga soo xidhay deegaanka garabis Ee gobolka maroodi jeex oo ay ku qabsanayeen munaasibad duco ah islamarkaana ah deegaanka ay kasoo jeedaan,
