Midkamid Ah Odayaasha Deegaanka Garabis Oo Ka Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Labada Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Sidii Ay Wax Udhaceen+ Cida Bixisay Amarka Xadhigooda!
February 9, 2021 - Written by admin
“Xadhiga Musharax Raage Iyo Maxamuud, Xadhigooda Waxaa Amray Madaxwayne Muuse Biixi”Oday Cabdi Cali Oo Ku Sugan Deegaanka Garabis ee laga soo xidhay labada musharax Ee Xisbiga Ucid.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa manta Deegaanka garabis ee gobolka maroodi kasoo xidhay laba musharax ah oo xisbiga ucid katirsan kuwaasi oo munaasibad duco ah ku qabsanayay deegankan.
