Ciidammada Sucuudiga Oo Soo Ridday Diyaarad Drone Ah
February 9, 2021 - Written by admin
Sanca(Berberatoday.com)-Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay burburiyeen diyaarada nooca Dronke ah oo hawada Sacuudiga soo gashayoo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yemen.
