berberatoday.com
“Libaax Nin Ganay Iyo Nin Galaday Kala Og Shacabka Reer Saaxil Kala Og Ninka Duruuftooda Ka Hadlay Iyo Ka Danahiisa Gaarka Iska Raacda?Qalinkii axmed Nuur Jaamac Aadan
February 12, 2021 - Written by admin

Maqaalkii daraato aan kaga hadlay laydhka berbera baaq dheer ayaan cod dheer ku diray waxaan uga mahad naqayaa oo baaqaa siduu ahaa uga soo jawaabay oo ka hawlgalay in berbera laydh jaban hesho xoghayaha arimaha bulshada ee Xisbiga wadani Mohamed sidiiq dhame xildhibaan cabdirashiid Mohamed xaaji yuusuf oo gollaha degaanka berbera ah dhalinyarada gobolka saaxil qurbo joog iyo qolqol joogta ah oo dareenkooda ku muujiyey baraha bulshado ku kulanto waxaan si gaara ugu mahadnaqynaa xildhiban cabdirashiid Mohamed xaaji yuusuf oo la xidhiidhay dawlada dhexe cabashadeenina gaadhsiiyey balan qaad rasmiyana inoo qaaday in cabashadeeni la dhagaystay jawaab dhakso ahna aynu ka helayno xukuumada dhexe laydh jabana berbera haleyso reekii kaa dul guuriyo dariskii wax kugu tara markay dani ku haysaad dadka kala ogaataa

 

WABILAAHI tawfiiq

Gud Ahmed-nuur Jama Aden Central Europe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews