Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Haween Weynaha Somaliland Ka Raali-geliyey Hadal Deelqaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe Iyo Fariin Aadag Uu Faysal Udiray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa xilka Madaxweynaha xisbiga Ucid Jamaal Cali xuseen ayaa Xaal ka bixiyey hadal deel qaafku ah Haween waynaha somaliland oo kasoo yeedhay gudoomiye faysal Cali waraabe. Musharrax jamaal cali xuseen waxa Ku yidhi qoraal kooban oo uu soo saaray sidan.