Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Madal Ilyartu Isqabatay Kusoo Bandhigay Maansooyin Cusub Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Haldoorkii Kasoo Qaybgalay”Daawo Muuqal
February 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo kamid ah Hal abuurka dhalinyarada ah ee reer Somaliland Ayaa habeenkii Xalay magaalada Hargaysa kusoo bandhigay suugaan cusub Kaasi oo uu ugu Magacdaray “Halna Dheh 2”


Madashan oo siwayn loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay abwaano,siyaasiyiin,dhalinyaro iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.