Xildhibaan Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Oo Baaq U Diray Komiishanka, Axsaabta, Xukuumadda & Shacabka
February 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay Doorashooyinka la filayo inay sannadkan dhacaan, waxaanu si gaar ah baaq ugu diray Xisbiyada Qaranka, Xukuumadda, Komishanka iyo guud ahaan Shacabka reer Somaliland.