berberatoday.com
Golaha Guurtidda Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Hay’adda Caymiska Qaranka
February 14, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigan oo uu shir guddoominaayay guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi loo qaybiyay xeerka Hay’adda caymiska qaranka xeer lambr 92/2020.

Geesta kale, guddoomiyaha guddida joogtada ee golaha guurtida Somaliland xildhibaan Siciid Cabdilaahi Yaasir ayaa mudanayaasha golahaasi uga war bixiyay kulanno ay la qaateen mas’uuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka wasaaradda ganacsiga, iyo maareeyaha wakaaladda biyaha ee Hargeysa oo ay guddidu ay wax ka weydiiyeen hawlaha kala duwan ee ay qaranka u hayaan, isaga oo sheegay in ay mas’uuliyaantaasi ay si habboon uga jawaabeen su’aalihii ay weydiiyeen guddidaasi.

Golaha Guurtida Somaliland

Golaha Guurtida Somaliland

Ugu dambayn xildhibaanada golaha guurtida ayaa galay fasax dhan hal wiig, iyadoo mudadaa ay fasaxa ku jiraana ay ka soo baan degi doonaan sidii ay u dhamayn lahaayeen xeerarka golahaas hor yaala ee ay gacanta ku hayaan guddiyada kala duwan ee golahaasi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews