berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaaciyay Laba Musharax Oo Beesha Makaahiil Usoo Xulatay Wakiilada Iyo Deegaanka Gobolka Maroodi Jeex.
February 15, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa manta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaaciyay laba musharax oo wakiilada iyo deegaanka gobolka maroodi ukala sharaxan oo lagu qabtay  magaalada hargaysa huteelka maansoor.

Munasibadan oo ahayd mi siwayn loosoo agaasimay islamarkaana ay kazoo qaybgaleen kumanaan kamid ah bulshada beesha soo xulatay labadan musharax Sheekh Axmed Dayib oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo cabdiraxmnaa fidaar oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews