Munaasibad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland Oo Kulmisay Badi Bahda Dhaqanka.
February 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad hadhimo sharafeed ah ayaa lagu maamuusay suldaan cusub ee beelaha Somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo badalay Aabihii oo doraad geeriyooday taasi oo ahayd mid loogu ducaynayo suldaankii geeriyooday suldaanka cusubna lagu dardaarmayo.
