Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Hawlwadeenadii Iyo Agabkii Kaadh Badalka”Daawo Muuqal
February 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka somaliand ayaa manta gobolada iyo degmooyinka dalka ukala diray hawladeenadii iyo agabkii kaadhadh badalka ee codbixiyayaasha taasi oo ay ka bilaabmi doonto 15bisha bixintoodu iyo badalka loo samayno dadka doonaya in gobolo kale loo badal iyo dadkii ay ka lumen iyo kuwii isdiwaan galiyay oo lasiidoono.