berberatoday.com
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa Ee Wakhtigoodu Dhamaaday Ku Eedeeyay Dhul Boob Ay Hada Uun Ka Bilaabeen Duleedada Magaalada
February 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed , ayaa maanta sheegay in arin cajiiba ay kusoo arkeen dhowr goobood oo Hargeysa duleedkeeda ah, waxaa uu xusay goobahay tageen oo ay ka mid tahay buurta Naasa-hablood in dad si sharci daro ah uga bilawdeen inay dhagaxaan ku rogtaan seesas cusub oo ka gaadhsiisana laga sameeynaayay goobo wadooyinka oo lagusoo durkayo oo dhismayaal cusub lagu bilaabay iyo goobo sarfey cusub oo bilaa sharciya ka socdo .
Qorshahan ayuu ku tilmaamay inuu yahay mid xiliga kala guurka looga faa idaysanayo in dhulkii danta guud ahaa la qaato .
Waxaanu ugu baaqay xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa inaanay cimrigoodii tagay ceeb ku sabootiyin oo dhulka danta guud ah aanay udul qaadan doonin cidii lagu qabto sharcigana la geyn doono mudada kala guurka ee doorashada ka hadhay .
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews