Dadwaynaha Xaafada Ibraahim Koodbuur Oo ka Mudo Haraaday Saacado Wakaalada Biyuhu Doonayso In Ay Qasab Ku Qaataan.
February 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha xaafada ibraahim koodbuur ee magaalada hargasya ayaa iskugu soo baxay banana bax ay kaga soo horjeedaan saacado qaaliya oo wakaalada biyaha hargaysi doonayso in ay ku badalaan kuwii hore ee dadku isticmaalayeen.
Dadwaynaya ayaa sheegay in aanay marnaba aqbalay saacado qasab loogu keeno iyagoo marka horeba aanay helin biyo ku filan,