berberatoday.com
Musharax Xamse Khayre Oo Markale Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Cabashada Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale.
February 20, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa Madaxwaynaha somaliland udiray fariimo isbarkan oo la xidhiidha ceel biyooda jabay oo ku yaala gobolka Gabiley, cabashada kasoo yeedhay gaadiidley iyo muruq-maal ka Ee ka xoogsada khudaarta lagu kala wareejiyo magaalada wajaale iyo dayaca wadada udhaxaysa arabsiyo iyo gabiley

Sidoo kale musharax xamse ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu hoos u eego bahda caafimaad ee k hawlgala xuduudka somaliland iyo itoobiya ee magaalada wajaale oo aan mudo 8bilood ah helin wax mushahar

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews