berberatoday.com
Hogaamiyaha TPLF Oo Soo Saaray Baaq Nabadeed Iyo Shuruudaha Uu xidhay In La Fuliyo!
February 20, 2021 - Written by admin

Mekalle(Berberatoday.com)-Hogaaminta Baxsadka ah ee TPLf ayaa soo saaray Baaq nabaded oo ku aadan in  xabad joojin laga gaadho Dagaalka ka socda gobalka Tigray’ TPLF ayaa 8 sideed shurudood ku xidhay in Lafuliyo Si  xal looga gaadho Dagaalka wali ka socda gobalka Tigray’.

Shuruudaha uu hogaamiyaha ismaamulka Tigreey eek u dhuulaamaysana deegaanada ismaamulka TPLF Ayaa Udhignaa Sidan;

1;inay ciidamada Eritrea ka baxaan gobalka Tigray’ Lana xaqiijiyo…

2;inay ciidamada gaarka ah ee degaanka Axmaaradu ka  Baxaan guud ahaan Degaanka Tigray’ waliba konfurta Tigray’ iyo Galbeedka..

3;In la burburiyo Maamulka ku meel gaadhka ah’ee loO dhisay Degaanka Tigray Lana soo celiyo xukuumadii sharciga ahayd.

4;In xasuuqii loO gaystay shacabka Tigray gudi heer caalami ah lo saaro lana baadho.

5;In shacabka Tigray ee qaxay gurmad Deg dega loo fuliyo warbaahintana loo fasaxo inay soo galaan gobolka Tigray.

6;In bilaa shuruud laso Daayo maxaabista laga qabtay intuu Dagaalku socday TPLf.

7;In la dhiso hantidii shacabka ee lagu burburiyay intu Dagaalku socday.

8;wada hadalka waa inay qabtaan urur heer caalami ah’ kana madax banaan dawlada Ethiopia.

Shuruudahaas haday ogolaato Dawlada Ethiopia waxay TPLf Diyaar utahay inay Wada hadal ku dhamayso Dagaalka dawlada dhexe kala dhaxeeya.

Bayaan ay soo saareen TPLf ayaa lagu  yidhi sidaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews