Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa”Daawo Muuqal
   February 21, 2021 - Written by admin
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxgaradka, Aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo Haweenka beelaha harti ayaa munaasibad balaadhan oo ay ku Taageerayaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo ka sharaxan xisbiga kumiye musharxiintiisa gobolka maroodi  ku Qabtay  hargaysa gaar ahaan  Huteelka  dhoolayare.


