berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Turkiga Oo Gacanta Ku Dhigay Qof Ay Ku Eedeeyeen Uu Katirsan Alshabaabta Kenya
February 24, 2021 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa xidhay qof ay ku eedeeyeen in uu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab ee fadhigeedu yahay Kenya. – Sidaas waxa ku warrantay Wakaaladda Turkiga ee Anadolu.
Ruuxa la xidhay ayaa la sheegey in uu haysto dhalashooyinka Jarmalka iyo UK.
Arrinta cusub oo warkan ku jirta waxay tahay, marka ay warbaahinta kale ee dunidu ka warramayso cid Al-shabaab lala xidhiidhinayo, waxay dhahaan “Shabaab oo fadhigeddu yahay Soomaaliya”, balse wakaaladda Turkidu waxay leedahay “Al-shabaab oo fadhigeedu yahay Kenya”
Mohamed Salah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews