berberatoday.com
Koonfur Afrika Wiil Somaliya oo Dukaan Ganacsi Kuhaystay Tuulada Philipi Oo Koox Budhcadi Bireysay Qudhana Ka Jartay
February 25, 2021 - Written by admin
SOUTH AFRICA | Dhacdo Argagax Leh
Cumar Salaad, oo Muwaadin Soomaaliyeed ah, ayaa ALLAHA u Naxariistee isagoo la Bireeyey, Gacmaha iyo afkana Sharooto looga xirxiray, waxaa saakay laga dhex heley Dukaankiisa oo Sawirka idiin muuqda ah, kaasoo ku yaalla Tuulada Philipi oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika.
Gudoomiye Cabdi Calas Guure oo ka mid ah Dadkii ugu horeeyey ee gaaray goobta ay dhacdadani argaxa leh ka dhacday, ayaa ii sheegay in Community-ga Xaafadda ay kusoo wargeliyeen in Cumar uusan saakay furin Dukaankiisa oo uu xilli hore furi jiray albaabkana qeyb ka furan yahay, markii ay isku dayeen inay gudaha u galaana ay arkeen isagoo Meyd ah oo Sariirta dul yaalla.
“Maadaama uu Wiilku kaligiis joogay Dukaanka, lama oga ilaa iyo iminka qaabka uu falkani u dhacay, balse Booliska ayaa baaraya, anagana wixii garab ay inooga baahdaan diyaar ayaan ula nahay” ayuu intaa ku daray Cabdi Calas.
Abdulrazak IndhaJaceyl

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews