“Somaliland Waxay Ilaalinta Xuquuqal Insaanka Kaga Horaysaa Dalal Badan”Madaxweyne Kuxigeenka Cabdiraxmaan Saylici”Daawo Muuqal
February 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland horumar ka gaadhay dhinaca ilaalinta xuquuqal insaanka,waxaanu sheegay inay dalal badan kaga horayso oo caalamka ah,waxaanu sidaasi ka sheegay Saylici mar uu dhinaca khadka onlineka kaga qayb galay shir caalami ah.