Somaliya”Qodobbada Heshiis Ay Wada Gaadheen Dowladda Iyo Midawga Musharrixiintu
February 26, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Musharraxiinta ee Mucaaradka ah, ayaa Caawa heshiis ku gaadhay magaalada Muqdisho, waxaanay kulan maanta u furmay ay dood iyo falan-qayn dheer ka dib, Caawa ku kala saxeexdeen heshiis hor-dhac ah.
