Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Soo Bandhigay Hub Ay Ku Soo Qabteen Hawl-gallo Ay Sameeyeen
February 27, 2021 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska gobolka Sool ayaa soo bandhigay hub isugu jira Baaskolado, Toorayo, Midiyo iyo sameecadaha lagu xidho bajaajta oo ay kusoo qabteen hawlgalo ay sameeyen maalmihii udambeeyey.
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Sool Gaashaanle Sare Axmed Cabdilaahi oo ka hadlay hawl-galkaasi ayaa sheegay in ay ciidanka boolisku sii laba jibaari doonaan.

