“Hadii Afku Xumaado Gacanbaa Timaada,Faysal Cali Waraabe Waxan Leeyahay Madaxweynihii Xildhibaanada Wakiilada Iyo Guurtida Aad Amaanaysey Shalay Maanta Ha Caayin Sidaa Dooorosho Ku Dhici Maysee”. Gudoomiye Kuxigeenka 2-Aad Ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere
February 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Hadii Afku Xumaado Gacanbaa Timaada,Faysal Cali Waraabe Waxan Leeyahay Madaxweynihii Xildhibaanada Wakiilada Iyo Guurtida Aad Amaanaysey Shalay Maanta Ha Caayin Sidaa Dooorosho Ku Dhici Maysee”.
Gudoomiye Kuxigeenka 2-Aad Ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere