berberatoday.com
Dawladda Taiwan Oo Malaayiin Dollar Kaga Qayb-qaadanaysa Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland.
February 27, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Taiwan, ayaa Somaliland ku caawinaysa Dhaqaale ay ugu talo-gashay inay kaga qayb-qaadato Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada oo la qorsheeyay inay dalka ka dhacaan 31-ka bisha 5-aad ee 2021.

Taiwan ayaa qoondaysay inay Adduun lacageed oo dhan 2 Million oo dollar kaga qayb-qaadato Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka Somaliland.

Lacagtan ayaa loo adeegsan doonaa hubinta in hawlaha doorashadu si habsami leh u socdaan iyo in kale, sida uu sheegay Wargeyska Business Week oo uu Wargeyska Geeska Afrika soo xigtay.

Sidoo kale, Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha ee reer Yurub,  ayaa dhaqaale iyo Farsamo ahaan uga qayb-qaatay diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac.

Ugu dambayn, Somaliland iyo Taiwan ayaa sannadkii hore samaystay xidhiidh diblumaasiyadeed, waxayna Hargeysa iyo Taipea ka fureen Xafiis-Wakiileedyo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews