berberatoday.com
Markab Mareykanu Leeyahay Oo Ah Kuwa Dagaal Oo Gaadhay Xeebaha Dalka Sudan Iyo Sababta Uu Utagay
February 27, 2021 - Written by admin
Khartoum(Berberatoday.com)-Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa gaadhay biyaha Suudaan. Markabka oo ah nooca gaaf- wareegga xeebaha ayaa loogu talo galay innuu ilaaliyo badda cas.
Tobannaan sano ka hor ayaa markab Mareykanka laga leeyahay ugu dambeysay biyaha Suudaan. Mareykanka ayaa doonaya innuu xoojiyo ciidamadda badda ee Suudaan.
Imaatinka Mareykanka ee Suudaan ayaa kusoo beegmaya xilli Ruushka iyo Suudaan ay kala saxeexdeen heshiis bishii December ee sannadkii hore – kaas oo u ogalaanaya Moscow inay saldhig ka samaysato biyaha Suudaan.
Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews