berberatoday.com
Ururka Qareenada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Ururka!
February 28, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha 5aad ee ururka qareenada somaliland ee solla ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirwaynaha ururka qareenada iyo goobta lagu qabanayo.

Sidoo kale Gudoomiyihii ururka qareenada Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” Ayaa  shaaciyay in uu iska casilay xilkii islamarkaana uu hawlaha ururka ku wareejiyay gudida qaban qaabada shirwaynaha,

Dhanka kale  gudoomiyihii hore ee ururka qareenada ayaa shaaciyay in uu usharaxan yahay golaha wakiilada somaliland doorashada soo socota.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews