Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Ururka Mujaahidiinta Sooyaal.
March 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayadaqaxoontiga iyo barakacayaash qaranka Cabdikariim Xinif ayaa iska difaacay eedo ay usoo jeediyeen xubno kamid ah ururka mujaahidiinta sooyaal
Sidoo kale Gudoomiye xinif ayaa ka hadlay caqabadaha ka haysta in ay heleen dhul ay dajiyaan barakacayaasha