Dalka Jordan”Wasiirro Xilalkoodii Ku Waayey Inay Jabiyeen Sharciga Kala Fogaanshaha Dadka Ee Covid_19
March 1, 2021 - Written by admin
Jordan(Berberatoday.com)-Wasiirrada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Arrimaha gudaha ee dalka Jordan, ayaa xilka laga qaaday, ka dib markii ay jabiyeen Sharciga kala fogaanshaha dadka, si looga gaashaanto Xanuunka Covid_19.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jordan