Madaxweyne Muuse Biixi Oo Go,aamiyay Inay Xukumadu Ka Bixiso Lacagta Deebaajiga Ah Musharaxiinta Beelaha La Hayb Sooco Iyo Haweenka Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanada Usharaxan
March 1, 2021 - Written by admin
Madaxweynah Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa go’aamiyay in lacagta Deebaajiga ah ee laga rabo Haweenka iyo dadka La-haybsooco ee u sharraxan Wakiillada iyo Deegaanka Xukuumadda Somaliland bixin doonto Waxaanu Madaxweynu sidaas Ku sheegay qoraal kasoo baxay Madaxtooyada.
