Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen.
March 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa manta ansixiyay xeerkan
Gudoomiyaha Golaha guurtida ayaa hore gudi dib u eegis ku samaysa iyo waxka badal usaaray xeerkan haayada caymisku.
Xildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa manta ansixiyay xeerkan
Gudoomiyaha Golaha guurtida ayaa hore gudi dib u eegis ku samaysa iyo waxka badal usaaray xeerkan haayada caymisku.
Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerkan