Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Fiidhisimaha Ciidanka Ee Tukaraq
March 2, 2021 - Written by admin
Tukaraq(Berberatoday.com)-taliyaha ciidanka qaranka somailand gen nuux ismaaciil taani oo ay weheliyaan wasiirka gaashaandhiga iyo saraakiil katirsan ciidanka qaranka ayaa gaadhay fadhiisimaha ciidanka qaranka ee tukaraq ee gobolka sool.
![](https://i1.wp.com/www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2021/03/taliyaha-ciidanka.png?resize=557%2C251)