Wasiirkii Arimaha Debeda Yasin Faratoon Oo Xilkii Isaga Casilay Loolanka Doorashada Wakiiladana Isu Diyaarinaya
March 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa maanta si rasmiya isaga casilay jagadaasi.