Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Oo Sobobay Dhimashada Laba Qof Oo Yemeniyiin Ah Iyo Dhaawaca Laba Kale.
March 6, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Shil Gaadhi galabta ka dhacay duleedka bari ee Magaalada gabiley ayaa sobobay dhimasha laba ruux iyo Dhaawaca laba kale kuwaasi oo dhamaan ah dad ajaanib ah.
