Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Muqdisho Gilgilay Iyo Booliska Soomaaliya Oo Ka Hadlay
March 6, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 10 Ruux, ayaa ku dhintay, illaa 30 kalena way ku dhaawacmeen Qarax xooggan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa qaraxa lagu weeraray Maqaaxi la yidhaahdo Luul Yemen oo ku taalla degmada Xamar-Jajab, ayaa sheegay in ay ku dhinteen 10 ruux oo u badnaa dad shacab ah.
AFHAYEENKA BOOLISKA SOOMAALIYA SADIIQ AADAN 2021