berberatoday.com
Ciidamada Dawlada Libya Oo Badbaadiyey Somali Tahriibayaal Ah Oo Nolosha Ku Qudhmay Dhaawacyo Magafe Ugeystay Awgeeda
March 7, 2021 - Written by admin
Libiya(Berberatoday.com)-Ciidamada Dawlada Caalamku Aqoonsan Yahay ee Libya Ayaa Magaalada Binuwaleed ka Soo Firtay 70 Tahriibe Kuwaas oo loo Haystay Lacag Ah Madax Furasho
Dadkan Oo ah dad u Naafoobay gaajo Nafaqo daro ,garaacis iyo Nabaro Ayaa ahaa Dad Nolosha ku uray Kuwaas oo Ay ka Buuxsantay Injir Uskas Iyo Waxyaabo aan la Qiyaasi karin
Dadka Ciidamadu Soo Furteen oo Somali U Badnaa ayaan helin qubaysi Iyo Cadayan mudo Dhawr Sano Ah kuwaaso ku Jiray Xaalad xun
Xaalada ay ku Jireen ayaa Sidoo Kale Ahayd Mid aan lacag lagaga Bixi Karin Maadama oo Markasta oo Ay Magafe Siiyan Lacagta u Ka Sii iibin Jiray Magafe kale oo Isna Lacag Kale Ka Raba Ilaa Qofku lafo Noqdo ka dib ama dhinto waa la wareejinayaa
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews