berberatoday.com
Somaliland”Qareenada Shaqada Joojinaya Oo Soo Badanaya Iyo Sababta
March 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mubarik Abdi iyo Guuleed Dafac, oo ahaa Laba Qareen oo caan ka ah Somaliland ayaa labaduba intii Xukuumadda madaxweyne Biixi, joogtay joojiyey ku shaqaynta xirfadda Qareennimo.
Labaduba waxa ay sheegeen in ay adag tahay xilligan in Garyaqaannimo lagaga shaqeeyo gudaha Somaliland sababtana waxa ay ku sheegeen in aan xukuumadda madaxweyne Biixi, ixtiraamayn Dastuurka iyo xeerarka kale ee Somaliland.
Sidoo kale waxa jira Garyaqaanno dhawaan xukuumaddu xidhay kadib markii ay ka hadleen arrimo taagan.
Wasiirka Caddaaladda iyo madaxda Garsoorka oo aan isku dayay in arrinta cabashada Garyaqaannada aan wax ka waydiiyo iima suuragalin.
Hassan Galaydh
Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews