berberatoday.com
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ayaa Soosaaray Tirooyinkii Iska Diwaan Galiyay Gobolka Kasta
March 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Liiska dadkii is diiwaan geliyey sannadkii hore 2020-ka iyo sannadka 2021, ayaa la baahiyey guud ahaan tirada dadka isdiiwaan geliyey.
Inkasta oo aanay Komishanku si tasmi ah u shaacin tirada dadka Gobollada dalka iska diiwaan geliyey, haddana Liiskan oo la helay, ayaa waxa uu muujinayaa in dad badan sannadkan isu diiwaan geliyeen cod bixinta doorashooyinka soo socda.
Tirada Guud ee Dadka Is diiwaan geliyey iyo Gobol kasta tirada is diiwaan gelisay
Awdal————- 52,732
Maroodi Jeex —-186,421
Saaxil ————-37,765
Togdheer ———69,445
Sool —————43,320
Sanaag————35,008
TOTALA———- 424,691.
Wargeyska Saxansaxo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews