Dallada Sonyo Oo Ka Iska Difaacday Eedo Uu Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegtayna In Ay Dhex Uyihiin Asxaabta
March 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa ka jawaabay eedo uu usoo jeediyay xisbiga wadani oo ku eedeeyy in aanay daladu dhex u ahayn xisbiyada Somaliland.
Sidoo kale gudomyaha dalada sonyo ayaa sheegay in ay daladu casuuntay dhalinyaradii katirsanaan jirtay ee musharixiinta ah musharax siciidna uu kamid ahaa aas aasayaashii dalada sonyo