Ururka Qareenada Somaliland Oo Doortay Hogaan Cusub”Daawo Muuqal
March 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynaha Ururka Qareenada Somaliland Oo laba Cisho ka Socday magaalada hargaysa ayaa manta lasoo Gabo gabeeyay kaasi oo lagu doortay hogaanka cusub ee Ururka hogaamin doono 3sano ee soo socda.
Shirka ayaa lagu doortay gudoomiyaha ururka gdoomye Kuxigeenka iyo Xoghyaha Ururka.