Ehelada Gabadhii Ka Cabatay Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Sheegay In ay Maxkamada Ugudbinayaan Dacwad”Daawo Muuqal
March 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada Xamda Xuseen Oo ay Ahayd gabadh ka Shaqayn jirtay Wasaarada isgaadhsiinta dhawaana sheegtay In Tacadi uu kula kacay wasiirka isgaadhsiintu darteed ay uga Tagtay shaqadii wasaarada ayaa warbaahinta usheegay in Ay maxkamada ugudbinayaan dacwad ka dhan ah falka lagula kacay gabadhan.
