Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Liiska Musharixiinta Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka”Daawo Muuqal
March 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay wakhtiga kama danbaysta ee falaylasha ka qabanayaan musharixiinta isagoo ku wargaliyay in ay ugu danbayso maalinta sabtida